Beel sheegtay in aysan la shaqeyn doonin Taageerana u heynin Axmed Shiddo

Waxaa Deeganada  Soomaalida Itoobiya maalmahaan Shirar uga socdeen Waxgarad,  Nabadoono, Salaadiin, Culimaudiin, Siyaasiyiin, Haween iyo Dhalinyaro ka tirsan Beesha Dir waxaana Shirarkaas loooga arrinsanayey Xaaladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya maadaaama ay Beeshu tahay Beelaha ugu balaaran ee Degta Deegaanadaas Gabagabadii shirarkaan ayaa  Beesha Dir waxay ku sheegeen in ay aysan marnaba la shaqeyn doonin  Axmed Shido ka dib markii uu ka … Continue reading Beel sheegtay in aysan la shaqeyn doonin Taageerana u heynin Axmed Shiddo